Habka Oogista & Qaadista Dacwadaha Ciqaabta Ah - Daahir Maxamed Cali - Libros - Hud-HUD Books & Looh Press - 9781912411115 - 11 de julio de 2018
En caso de que portada y título no coincidan, el título será el correcto

Habka Oogista & Qaadista Dacwadaha Ciqaabta Ah


Recibe un correo electrónico cuando el artículo esté disponible
¿Tienes un perfil? Iniciar sesión
Recibe notificaciones sobre nuevos lanzamientos de Daahir Maxamed Cali
Añadir a tu lista de deseos de iMusic

Aún no valorado

Buuggani wuxuu ka hadlayaa, habka loo oogo loona qaado Dacwadaha ciqaabta ah, laga bilaabo goorta ay ooganto dacwadda ciqaabta ah ilaa fulinta xukunka maxkamadda. Buugani wuxuu ahmiyad u leeyahay, dadka sharciga ku shaqeeyo sida garsoorayaasha, xeer-ilaalinta iyo qareennada, sidoo kale wuxuu muhiim u yahay oo ka faa'iidaysan karo macaliminta dhigto kuliyadaha sharciga, ardayda iyo cid kasta oo danaynayso in ay wax ka ogaato mowduuca uu ka hadlayo buuggan. Buuggu wuxuuna ka kooban yahay 7 Cutub oo kala ah: Noocyada Maxkamadaha qaada Dacwadaha ciqaabta ah. Arimo ku saabsan, tallaabooyinka ka horeeya soo qabashada eeddaysanaha. Shaqada iyo howlaha xafiiska xeerilaalinta ee ka horreeya dhageysiga dacwadda. Dhageysiga dacwaddda ee Maxkamadda Darajada 1aad. Habka qaadista Dacwadaha ciqaabta ee la xiriira carruurta iyo xadgudubyada jinsiga. Qaabka gaarista xukunnada iyo xirfadda qorista xukunnada Maxkamaddaha. Howlaha ka dambeeya marka uu soo baxo xukunka maxkamadda. Cutub kasta wuxuu ka bilowdaa ujeeddada cutubka iyo wax yaabaha uu ka hadlayo, sidoo kalane, dhamaadka cutub kasta waxaa ku qoran su'aalo la xariira arimaha ugu muhimsan ee cutubku ku saabsan yahay iyo layliyo shoqo oo loogu tala galay in qofka cutubka aqriyay uu ku tijaabiyo fahamkiisa.

Medios de comunicación Libros     Paperback Book   (Libro con tapa blanda y lomo encolado)
Publicado 11 de julio de 2018
ISBN13 9781912411115
Editores Hud-HUD Books & Looh Press
Páginas 168
Dimensiones 152 × 229 × 9 mm   ·   231 g
Lengua Somali